A Thousand Splendid Suns Analysis - Trials Colleagues - Jessbny

Páginas: 2 (451 palabras) Publicado: 8 de noviembre de 2012
Marka waxan salamayaa dhamaanba umada afka somaliga ku hadhasha anoo gaar ahaana u sii salamaya dhamaanba umada reer Somaliland gudo iyo dibada Asc .wrm wrt salaan ka bacdi waxaan iyana aad iyoaad usalamayaaa hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews oo ah xarun ay ku soo hirtaan ama ay wararkaba ka dhehaandaaan dhamaanba umada afka soomaliga ku hadhashaaa

Hadaanmaqaalkaygii usoo yara noqdo. waxaan 29 act.ka bilaabmay guud ahaanba gobalada somaaliland ololaha doorashada golaha deegaanka , isagoo socon doona 21 cisho. Halka maalinta doorashadana loo qorsheeyeyinay dhacdo 28 nov. iydoo uu tar tar adag dhex mari doono ururada kala ah 1. Ummada . 2. Ucid . 3. Xaqsoor . 4. wadani . 5, kulmiye. 6. Rays iyo dalsan , halka musharaxiinta laftooda oogobal kasta boqolaal kor dhaafayna aanu ka maqnayn tartankaasi oo iyaguna ay waajhi doonaaa kulamo adag oo kaga yimaada dhigooda ay iska soo horjeedaan. ha ahaado mid ay xisbi iskaga soo horjeedaan amamid ay faamli iskaga soo horjeedaanbeee .iska hor imaad kaas oo aan ahayn mid dagaal lkn ah mid taageero iyo tartan .

Halkaas hadaan tusaale yar usoo qaato siday musharaxiintu iskaga hor imanayaaawaxaad ogtihiin in manta dorashada wadanka Somaliland ka dhacaysa inay jiraan laba ama sadex nin oo ilmaadeer ah oo hal jufo ka soo wada jeedaa oo xisbiyo kala duwan ka kala sharaxan . kuwaas ookala jiidaanaya taageeradii reerka ay ka soo jeedaan si mid waliba uu ugu soo baxo dorashada golaha deegaanka .
Iyadoo aanay ka maqnayn kan baynkii xisbinimo oo xisbi kastaaba uu musharaxiintiisaiyo taageerayaashiisaba dhiiri galin iyo hiil iyo hooba la garab taagan yahay si uu xisbiguna usoo baxo musharaxiintiisuna usoo baxaan.

Hadaan ku yara noqdo ololaha doorashada waxaad moodaaa inay kasiman yihiin sida loogu soo baxay ama aad odhan kartaba maalin kasta fagaarayaashu way buuxaan oo maalinba xisbiga u leh ayaaa dadkiisii soo camirayaaaa
Mise taloow dadka Somaliland ayaa bilaa...
Leer documento completo

Regístrate para leer el documento completo.

Estos documentos también te pueden resultar útiles

  • splenda
  • Splenda
  • Analysis
  • Analysis
  • recetas splenda
  • btl splenda
  • a thousand year
  • Nuremberg's trials

Conviértase en miembro formal de Buenas Tareas

INSCRÍBETE - ES GRATIS